Madaxweyne Qoor Qoor oo ka hadlay Howlgalka ka bilowday Mudug iyo la wareegida Ceelhuur

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdikaariye (Qoorqoor) ayaa goordhaw war saxaafadeed uu soo saaray uga hadlay howlgalada ka bilowday Koonfurta gobolka Mudug gaar ahaan deegaanada hoostaga Xarardheere. Qoor Qoor ayaa boggaadiyay howlgalada ciidanka xoogga dalka, kuwa daraawiishta Galmudug iyo kuwa deegaanka iska kaashadeen ee Al Shabaab looga saaray deegaanka Ceelhuur. ”Dowladda Galmudug waxay bogaadineysaa howlgalka … Continue reading Madaxweyne Qoor Qoor oo ka hadlay Howlgalka ka bilowday Mudug iyo la wareegida Ceelhuur